Maarayn RMS waa nidaam casri ah oo kuu sahlaya maamulka makhaayadaha, POS, Inventory, Sales, Employees, Reports iyo wax walba oo ganacsigaaga muhiim u ah.
Dhammaan khadadka iyo adeegyada loo diyaariyay kobaca makhaayaddaada.
Nidaam fudud oo heersare ah oo ku saabsan xisaabinta iibka iyo daabacaadda rasiidka.
La soco alaabta ceyriin, cabitaanada, iyo agabka bakhaarka ku haray.
Kaydinta xogta macaamiisha iyo maaraynta daynta xisaabaadka macaamiisha.
Maamul shaqaalaha, doorarkooda, iyo xaqiijinta badqabka xogtooda.
La soco alaab-qeybiyeyaasha iyo daymaha ay kugu leeyihiin.
Diiwaan geli dhammaan kharashaadka maalinlaha ah ee ka baxa makhaayadda.
Warbixinno faahfaahsan oo ku saabsan iibka, faa'iidada, iyo khasaaraha maalin kasta.
Nidaamka wuxuu u shaqeeyaa qaab SaaS ah oo makhaayad walba ay leedahay xog gaar ah.
Makhaayad walba waxay ku furmi kartaa subdomain gaar ah (.maaraynrms.com).
Ku xiro domain-kaaga gaarka ah si nidaamku ugu shaqeeyo astaantaada ganacsi.
Xogtaada iyo gelitaanka nidaamka waa la ilaaliyay iyadoo la adeegsanayo sir qarsoodi ah.
Xogta makhaayadda si toos ah ayaa loo kaydiyaa si uusan ganacsigaagu u hakan.
Qorshayaal ku habboon baahida iyo mugga makhaayaddaada.
Ku habboon makhaayadaha yaryar.
Xalka dhamaystiran ee makhaayaddaada.
Website, Online Orders, QR & KDS Panel.
Afartaan tallaabo ee fudud ku bilow maamulka makhaayaddaada.
Geli macluumaadkaaga asaasiga ah iyo faahfaahinta akoonka maamulaha.
Qor magaca makhaayaddaada si nidaamku ugu astaysto muuqaalka iyo rasiidhada.
Hel subdomain gaar ah ama ku xiro domain-kaaga si toos ah.
Kudar menu-yada iyo cuntooyinka, kuna bilow iibka POS nidaamka.
Maxay nidaamkan uga doorbidaan makhaayadaha caalamiga ah?
POS system degdeg ah oo aan sugin macaamiisha.
Dhammaan xogtaadu waa mid ku keydsan meel ammaan ah.
Naqshad bilic leh oo u habaysan teknoolojiyadda cusub.
Uma baahnid tababar dheer si aad u baratid isticmaalka.
Ka hag makhaayaddaada meel kasta oo adduunka ah.
Nidaamku wuxuu si fiican ula qabsanayaa mobile kasta.
Eeg waxa ay ka yiraahdeen milkiilayaasha iyo maamulayaasha isticmaala Maarayn RMS.
"Nidaamka POS-ka iyo warbixinnada tooska ah waa kuwo aad u fudud oo dhakhso badan. Waxaa aad noo cajabiyay taageerada joogtada ah."
"Maarayn RMS waa nidaam aad u casri ah oo noo kaalmeeyay maamulka iibka, kaydka iyo macaamiisha. Waxaa si weyn u kordhay hufnaanta shaqadayada."
Wixii su'aalo ah ama caawinaad dheeraad ah nala wadaag fariintaada.